Dowlada Somalia oo iska diiday codsi ka yimid Midowga Afrika oo loogu daneenayo Kenya

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday codsi uga yimid guddi ka tirsan Midowga Afrika oo doonayay in wadahadal laga galo xiisada muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Midowga Afrika ayaa doonaya in kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya si hoose lagu dhameeyo, waxa ayna Midowga Afrika doonayaan in wadahadal ka dhaca magaalada … Continue reading Dowlada Somalia oo iska diiday codsi ka yimid Midowga Afrika oo loogu daneenayo Kenya